Tobanka diyaaradaha dagaalka ee ugu khatarsan adduunka (sawirro)

Tobanka diyaaradaha dagaalka ee ugu khatarsan adduunka (sawirro)

(8) Sukhoi Su-35 (Russia)

Su-35 waxa ay badashay Su-27 iyo MIG-29. Waa diyaarad ku duusha xawaare sare, dhakhsana ku leexan karta. Waxaa saaran 2 matoor oo waaweyn oo awood u siiya in ay waqti badan hawada ku jirto. Waa diyaarad xoogeedu yahay in ay ka dagaalanto hawada sare.

Arag bogga xiga …

PAGES

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com