Turkish Airline oo ku Degi Weydey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho (Muuqaal)

Turkish Airline oo ku Degi Weydey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho (Muuqaal)

Mid ka mid ah Rakaabkii saarnaa Diyaaradda Turkish Airlines oo shalay ku degi weyday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, ayaa duubay muuqaal xilli diyaarada isku dayaysay inay caga dhigato garoonka, balse ay u suura geli weyday.

DAAWO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com