Tuulada Qaansokaroor, Tuli Guuleed ayaa laga soo sheegayaa in xoolo lo’ ah ay ku sumoobeen

Tuulada Qaansokaroor, Tuli Guuleed ayaa laga soo sheegayaa in xoolo lo’ ah ay ku sumoobeen

Qabalaha Qaansokaroor Ee Santarka Feedhacad ed degmada Tuli Guuleed ayaa laga soo sheegayaa in xoolo lo’ ah ay ku sumoobeen beero ku yaalla deegaankaas, kuwaas oo qaarkood ay ku dhinteen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com