Tuulo Hoostimaada Degmada Xarfo oo Biyo Buuxiyeen (dhegayso)

Tuulo Hoostimaada Degmada Xarfo oo Biyo Buuxiyeen (dhegayso)

Deegaanka gosol oo ka tirsan  dagmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa  ah mid ka godoonsan  deegaanada kale mudo haatan ku siman sadax maalmood  waxaana magaalada  buux dhaafiyay daadad ku soo rogmada  oo ka dhashay roobab halkaasi ka da,ay.

Tuulada Gosol ayaa waxaa kunool dad lagu qiyaasay ilaa iyo 60 qoys ,mana jirto tuulada wax kabixi kara iyo wax soogalikara.

Rubad Shire Ducaale, waa odayaasha deegaanka gosol  Wariye xasan heykal ayuu ugawaramay  go,doonka ay tuuladu kujirto iyo saamaynata ay biyuhu ku keeneen nolosha dadkii tuulada kunoolaa .

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Waa runtaa Maxamud! Baraarujintuna waa mid dadka oo dhan u taal, laakiin waxaa nasiib darro ah in nin maanta daad qaadayo, uu berri ka oomanyahay, oo hadana ka abaaraysanyahay. Marka tani baraarujin kaliya uma baahna ee waa mid u baahan in loo wada istaago, in loo mudaharaado, in farta la isku fiiqo, maxaa yeelay waa farqiga u dhexeeya geeri iyo nolol!

  • mahamud hasan mahamud 7 years ago

    halkaaan waxaa kasogudbinayaaah hal arin oo mudo dher kufakarayey anagoo og inay umada somaliyed kasoragaadishay abar ma ahan oo sameysay dad iyo duunyo sidaa iyadoo ayaaa rahmadii eebe ayaaa inoo hoobatay melwalba alle ayaaa mahadle lkn melwalba ayaaa biyihii ayaaa soconayaaan iyadoo laga faa,iideysan malmo kahor sidan aheyn waa arkaseen nasiib daro lagama faa,iidaysan dawlada waxan kula talinayaah inay biyo xireeeno waaweyn samyso daljir dadka kubaraarujiya shacab si loga faa,iideyo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com