Magaalada Laas Caanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa ka furmay maalinti Khamiista ee ina soo dhaaftay shir lagu heshiisiinayo laba beelo oo diriri ku dhexmartay koonfurta Gobolka Sool, deegaanada Dharkeyn Geenyo iyo Saaxadheer.
Shirka waxaa hormuud u ah Isimada deegaanka waxaana waraystay cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS