Wacaal Daray ah: Dagaal Culus oo ka Socda Af Urur una Dhexeeya Puntland iyo Al-Shabaab

Wacaal Daray ah: Dagaal Culus oo ka Socda Af Urur una Dhexeeya Puntland iyo Al-Shabaab

Isgaarsiinta oo la jaray awgeed ma jiraan warar sugan, laakiin ilo xogogaal ahi waxay Daljir la qaybsadeen in dagaal culus oo gaadmo ah saaka hiirtii hore lagu qaaday fariisin ciidanka Puntland ee Af Urur, aagga Galgala kuna aaddan waqooyiga Ceel Daahir. Khasaare waa jiraa, laakiin warar sugan lama hayo illaa iyo hadda.

Daljir kala soco!

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0