Guddoomiyaha Gobolka Mudug: “Xaaji Cariish waa Dhaawac Wax Kalena lagama Sheegi Karo”

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobolka Mudug: “Xaaji Cariish waa Dhaawac Wax Kalena lagama Sheegi Karo”

Waxaan mar dhow waraysanay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow, wuxuuna nooga waramay xaaladda weerarka lagu qaaday Kor. Xaaji

Bosaso iyo ganacsiga bilaha xagaaga (daawo warbixin)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Wasiirka arrimaha gudah ee Turkiga oo qorshaynaya booqasho uu ku yimaado Soomaaliya

Waxaan mar dhow waraysanay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow, wuxuuna nooga waramay xaaladda weerarka lagu qaaday Kor. Xaaji Cariish, dhaawaciisa iyo waliba dhaawac soo gaaray mid ka mid ah raggii weerarka geystay oo asna dhaawac ah, gacantana ay ku hayso Galmudug.

Col Xaaji Cariish wuxuu ka mid ahaa saraakiishii hore ee Soomaaliya, hadana waa sarkaal ka tirsan ciidamada Daraawiishta ee Gobolka Mudug.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: