Wasiirka Wasaaradda Dastuurka dowladda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxa uu sheegay in ay wadaan wadahadallo ku saabsan dib u eegis lagu sameyn doono dastuurka dalka.
Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sidoo kale tilmaamay in wadatashiyadda ay ka qeyb qaadan doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.
DHEGAYSO
COMMENTS