Xildhibaano Ka Digey Fashil Ku Yimaada Doorashada Galmudug (DHEGAYSO)

Xildhibaan Cabdulqaadir Xasan oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya loogu baahan yahay in ay ka taxadarto in doorashada aysan dib ugu dhicin waqtigii lagu balamay.

Dhanka kalena xildhibaanka ayaa sheegay in shacaka degaanada Galmudug ay u baahan yihiin Dowlad, ayna muhiim tahay in doorashada waqtigii loogu tala galay la qabto.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com