Darawalada gaadiidka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxa ay siweyn uga cabanayaan korukaca kuyimid qiimaha lagu sarifo lacagaha qalaad gaar ahaan dollarka.
Wadayaasha gaadiidka gaar ahaan kuwa ka shaqeeya dhismaha ayaa sheegay in qiimaha kor u kacay ee dollarku uu saamayn xoogan ku yeeshay shaqo maalmeedkooda oo kutiirsan dhismaha.
SAWIRRO+COD
COMMENTS
Horta in cabashadooda wax laga qabto wey tahay laakin waqti baa jirtay doolarku mareyay 2,100,000 ay halkii lowr ee dhagax ah ay ku keenayeen 1000,000 marka dadweynaha cabashooda waxba lagma qaban mideeda kale niiska iyo dhagaxa ay soo guraan taxti lagama qaado..
Darawalada Gaadiidka Iskarogada ee Qardho cabashadooda dowladu wa in ayay tix galisa