Wafti Ka Socda Masar oo Gaarey Qardho (codad & sawiro)

Maamulka gobolka Karkaar iyo kan degmada Qardho ayaa maanta magaalada Qardho ku soo dhoweeyey wafti heer sare ah oo ka socda dalka Masar, waxaana ay ka wada hadleen arrimo quseeya horumarka guud ee gobolka iyo mashaariic dhanka waxbarashada ah oo Masar ka fulinayso Qardho.

SAWIRRO+COD


Posted

in

by

Tags:

Comments

3 responses to “Wafti Ka Socda Masar oo Gaarey Qardho (codad & sawiro)”

  1. mahamud abdirixmaan mahamud

    marka hore waxan nigu slamya radio daljir salanta islaamka asaalamu calykuma slan kadib wxn ku faraxsnhy imshaha wafdiga kasocda dowlda an wlalaha an nahy ee masar wxn ku frxsnhy hormrka ay ka wdaan somalia gar ahaan puntlnd wafdiga iyimaadan qrdho ad by umahdsn yihiin iyagooo ka tagiri dooona dinaca waxbrshada

  2. Abdikafi Ahmed Abdi

    Assalaamu Alaykum , Radio Daljir , Ganacsatada Masaarida ah ee Lagu Soo dhaweeyey Magaalada Qardho waa horumar usoo kordhay , Masaaridana waa Dowlad ay naga dhaxayso Xiriir Soo jireen ah oo mudo dheer Soo Socday

    #Mahadsanidiin Daljir

  3. mohamed jama

    wàan soo dhawaynaynaaa hadaani nahay bulshada reer qardhood

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com