Wafuud Ka Socota Maamulada Dalka iyo Q.M oo Cadaado Gaarey (Sawirro)

Wafuud Ka Socota Maamulada Dalka iyo Q.M oo Cadaado Gaarey (Sawirro)

Madax kala duwan oo ay ka mid yihiin Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland , Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa maanta gaaray Cadaado.

SAWIRRO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0