QARANIMADA SOOMAALIYA MA SII JIRI KARTAA HADDII DHABBAHA XASAN SHIIKH LAGU SII SOCDO?
“Xasan Sheekh iyo Baarlamaankiisu sida ay wax u wadaan waxa ay keenaysaa in dadka Soomaaliyeed ka xiiso dhacaan Qaranimada. Dalalka heshiiska lala galay mid waliba dan iyo siyaasadeed ayuu wataa ee ma jirto cid u danaynaysa dalka iyo dadka Soomaaliyeed.”
< Daljir Media
COMMENTS