WARBAAHINTA ISRAAL, IMAARAADKA & BAXREYN OO MIDOOBAY

WARBAAHINTA ISRAAL, IMAARAADKA & BAXREYN OO MIDOOBAY

WARBAAHINTA ISRAAL, IMAARAADKA & BAXREYN OO MIDOOBAY

Talafishanada Imaaraadka Carabta iyo Baxrayn ayaa ku dhawaaqay in ay si buuxda ugu biireen una bilaabeen wadashaqayn ay la yeeshaan warbaahinta Israa’iil
Sida muuqaalka hoose ka muuqata, talafishinada dawladda ee Imaaraadka iyo Baxrayn ayaa si rasmi ah ula midoobay Kannaalka 12 ee Israal, iyaga oo bilaabay in ay isweydaarsadaan salaamo furitaanka barnaamijyada iyo waliba kala warqaadasho toos ah.

Duullaanka Iran wuxuu bannaanka soo dhigay qorshihii Mareykanka, Israal iyo Carabtu ay karkarinayeen sidii uu Anwar Sadaat, Madaxweynihii Masar, uu sannadkii 1979kii heshiis nabadeed ula saxiixday Israa’iil, kaas oo suurtagaliyey in quwaddii Carabta laga furfuro Carabta inteeda kale, dhaqaale ahaan iyo milateri ahaana loo wiiqo.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com