WARBIXIN-Golayaasha dowladda Puntland oo kashiray xaaladda abaaraha.

Garoowe, Nov 17 2016–Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo gudoomiyaha barlamaanka Axmed Cali Xaashi ayaa ka qaybgalay kulan barlamaanku uga hadlayeen xaaladda abaaraha Puntland.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com