Warbixin Ka Hadlaysa Shuban-biyood Ka Dillaacay Magaalada Dhahar (dhegayso)

Warbixin Ka Hadlaysa Shuban-biyood Ka Dillaacay Magaalada Dhahar (dhegayso)

Inta la xaqiijiyey saddex carruur ah ayaa magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ee Puntland ugu geeriyootey xanuunka Shuban-biyoodka saacadihii ugu dambeeyey.

Carruurtaan oo isku qoys ah ayaa labo kamid ah ay geeriyoodeen saaka halka kan kalena uu ka sii horeeyey, sida uu kusoo waramayo weriyeheena ku sugan magaalada Dhahar.

DHEGEYSO-Axmeddeeq  Maxamud  Sh-madar  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com