Warbixin Sannadeedka 4aad ee SANNADKA 2019
Warqadda soo Gudbinta Warbixinta Sanadlaha ee 2019
Mudane Guddoomiye,
Anigoo tixraacaya qodobka 118aad faqradiisa 9aad ee Dastuurka Dawladda Puntland, Xeerka Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Qodobkiisa 12aad faqradiisa 7aad, waxaa sharaf ii ah inaan halkaan idiinku soo gudbiyo warbixinta 4aad ee xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha Puntland xilli warbixineedka Janaayo-Diseembar 2019.
Mahadsanidiin
Maxamed Yuusuf Cali
Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dawladda Puntland
COMMENTS