Warbixinta Tartan & Tacliin: Mubaarak Dhahar fkf Eyl Sare iyo Boocame Sare fkf Xaaji Salaad

Warbixinta Tartan & Tacliin: Mubaarak Dhahar fkf Eyl Sare iyo Boocame Sare fkf Xaaji Salaad

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii saddexaad waxaa wareegga koowaad ee xalay ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Mubaarakh Dhahar iyo Eyl Secondary.

Wareegga labaad ee T&T waxaa foodda isdari lahaa Boocame Secondary iyo Xaaji Salaad Sare, laakiin waxaa tartanka ka cudurdaartay oo aan tartamin Dugsi Sare Xaaji Salaad, waxaana halkaas 10 darajo oo dhib la’aan ah ku qaatay Boocame Secondary.

Habeen danbe wareegga koowaad waxaa tartamaya Goldogob Sare iyo Burtinle Sare, halka wareegga labaadna ay ku tartami doonaan dugsiyada kala ah Cabdullaahi Ibaarhim ee Ufeyn iyo Jalam Secondary.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com