Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii LIXAAD waxaa wareegga koowaad ee xalay ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Muntada Qardho iyo Daawad Secondary ee magaalada Ceel Buh.
Wareegga labaad ee T&T waxaa ayana isku arkay Axmed Ganey Rako Raaxo iyo Najax Ceel Buh.
Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.
Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal
Hoos ka dhegayso
U dhaaf Halcelis