Warbixintii 4aad ee Taxanayaashii Kufsiga Galkacyo (dhegayso/daawo)

Warbixintii 4aad ee Taxanayaashii Kufsiga Galkacyo (dhegayso/daawo)

Dhegaystayaal sidaad la socotaan dhawrkii maalmood ee ugu dambeeyey Radio Daljir wuxuu baahinayey warbixinno xiriir ah oo ku saabsan falalka kufsiga iyo korarkooda Galkacyo, uuna ugu dambeeyey midkii qurgooyada iyo qabsashada wadareed iskugu jiray ee lagu dilay Caasho Ilyaas oo 12 ahayd.

Warbixintaan oo ah middii 4aad waxay ku saabsan tahay tirada falalkii kufsi ee ugu dambeeyey iyo caddaaladda lafa falay.

halkan kadaawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com