Wareysi Jilaa Cabdulle Cabdi Maxamuud ‘Oday Cabdille’

Wareysi Jilaa Cabdulle Cabdi Maxamuud ‘Oday Cabdille’

Jilaa Cabdulle Cabdi Maxamuud ‘Oday Cabdille’ waa jilaa muddo dheer ku soo jiray bahdii fanka ee Soomaaliya, wuxuu ka qaybgalay riwaayado iyo bandhigyo suugaaneed oo badan, wuxuuna ka warramayaa taariikhdiisii nololeed, ka mid noqoshadiisii fanka Soomaaliya iyo marxaladihii uu soo maray.

Hoos ka dhegayso wareysiga Jilaa Cabdulle Cabdi Maxamuud ‘Oday Cabdille’

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com