Wareysi Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed: Xogwarran Sannadihii 1969-1991 (dhegayso)

Wareysigaan wuxuu Madaxweyne Cabdullahi Yusuf uga warramayaa arrimo badan oo xaaladihii Soomaaliya ah, ayna ugu muhiimsan yihiin kacaankii 1969-kii, khilaafkii isaga iyo Jaalle Maxamed Siyaad Barre, dagaalkii Soomaaliya iyo Itoobiya, unkadkii Jabhaddii SSDF, halgankii dheeraa ee uu soo maray iyo arrimo kale oo qaddiyadda Soomaaliya iyo Soomaalida la xiriira.

Cabdullaahi Yusuf oo ahaa ruug caddaa muddo dheer ku soo jiray siyaasadda Soomaaliya, soona joogay marxalado badan oo dalka iyo dadka Soomaaliyeed soo mareen, wareysigaan wuxuu si waafi ah uga warramayaa tallaabo kasta oo dadka iyo dawlnimada Soomaaliya soo martay, siiba intii u dhaxaysay  1969-kii illaa 1991-dii. Waa taariikh warran dhinacyo badan taabanaya, waxaana wareystay Wariye Cabdisalaan Hareeri iyo Universal TV.

Raadreeb hoos ka dhegayso


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

8 responses to “Wareysi Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed: Xogwarran Sannadihii 1969-1991 (dhegayso)”

  1. xasan diyaabi

    shaqaa rabaa wariyaana ahay muqdisha ku sugnahay

  2. daahir

    masha allaah

  3. Lamayaqaan

    llaha ha uu

  4. Samir

    I wanna know what amal do for the community

  5. xuur

    marxuum xasuustisu wali joogto hadal hayntisu badan thy weeye halka waxa ka cad in u ahaa qof noloshisu muqatey

  6. mubarak shob

    aloow jandi gee

  7. mubarak shob

    shakhsiga siyaasiga ee aan marna been lagu aqoon

    Waa shakhsi warkiisu cad yahay

    alow janadii ka waraabi

  8. illahy janadii hakawrabiyo masuul qaran buu ahaaa

U Jawaab mubarak shob Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com