Warriors oo Spurs Xaaqay iyo Boston Celtics oo Xaaqid Qarka u Saaran

HomeCiyaaraha

Warriors oo Spurs Xaaqay iyo Boston Celtics oo Xaaqid Qarka u Saaran

Golden State Warriors waxay 4-0 ku xaaqeen San Antonio Spurs, waxayna si xarrago leh sannadkii labaad diyaar u yihiin horyaalka NBA-da. Waxay sugayaan

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports NEWS iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (Dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Golden State Warriors waxay 4-0 ku xaaqeen San Antonio Spurs, waxayna si xarrago leh sannadkii labaad diyaar u yihiin horyaalka NBA-da. Waxay sugayaan kii soo baxa Cleveland Cavaliers iyo Boston Celtics.

Sannadkii hore Cavaliers waxay koobka horyaalka NBA-da ka qaadeen Warriors.

Dhanka Xeebta Bari, LeBron James iyo Cavaliers waxay Celtics huggaaminayaan 3-1, laakiin waxay Boston Celtics u muujisay Cavaliers in aan ciyaar-ciyaar lagu diri doonin, lana xaaqi karin. Cayaarta Afraad waxaan lagu soo noqonayaa Boston, waana habeen danbe oo Khamiis ah waqtiga USA.

Masawiro

 

  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: