Warshaddii shidaalka ee Xayfa, Haifa Oil Refinery, oo Iran dhulka la sintay

Warshaddii shidaalka ee Xayfa, Haifa Oil Refinery, oo Iran dhulka la sintay

Kahor burburkii xalay, warshadda waxay soo saari jirtay 60% diisalka iyo 40% batroolka Israa’iil. Warshaddu waxay kale oo 40% shidaalka ay sifeyso u dhoofin jirtay Yurub. Yurub oo awal shidaal la’aan ahayd saaka waxay ku waabariisatay fuustada shidaalka oo maraysa $75 meesha ay hore uga ahayd $67 fuustadii.

Yurub ayaa si hagar-la’aan ah u garabtaagan Israa’iil.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com