Wasiir ku-xigeenka arrimha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga Puntland Cabdullaahi Xaashi Qoob-deero, oo waraysi siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey roobab lagu diirsaday ee maalmihii ugu dambeeyey ka da’ayey Puntland.
DHEGAYSO
COMMENTS