Wasaaradda Deegaanka Soomaaliland oo 80 Kun oo Geed Beeraysa

Wasaaradda Deegaanka iyo Hormarinta  Reer Miyiga ee Soomaaliland ayaa galabta Hargeysa ku daahfurtay mashruuc lagu dhireenayo deegaanada Soomaaliland. Mashruucan ayaa Wasaaraddu waxa ay sheegtay in gobolada Somaliland lagu beeri doono 80 kun oo geed.

Mashruucan dhireynta ayaa waxaa ku dhawaaqday Wasiiirka Waasaradda Deegaanka iyo Hormarinta Reer Miyiga Marwo Shukri Xaaji Baandaare iyo Maayarka Hargeysa.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com