Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Puntland oo La Hadlay Ardayda Imtixaanka U Fariisatay (dhegayso)

Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Puntland oo La Hadlay Ardayda Imtixaanka U Fariisatay (dhegayso)

Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada dowlada Puntland Dr Maxamed Cali Faarax ayaa manataa magaalada Bosaaso ku daah furay imtixaanki sha haadiga ahaa ee sand dugsiyeedka 20-17-2018.

Ardayda in tixaanka maanta bosaaso ufariisatay ayaa waxa ay gaarayeen 3,834  (sadax kun sideed boqol sodon iyo Afar Arday.).

Hadab Waxaa imtixaankaasi xariga ka jaray Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada dowlada Puntland Dr Maxamed Cali Faarax oo halkaasi ardayda kula dar daarmay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com