Waxaa lagu dhawaaqay guulaystihii helay Gaari Verossa ah. Iyadoo isla goobtii lagu wacay looguna bushaareeyey hadiyadiisa. Ma jirto farxad ka weyn in si lama filaan ah laguu soo waco laguna yiraahdo: “Waxaad ku guuleysatay gaari cusub!” Barnaamijka mahadsanid Macmiil iyo asbuuci sadexaad.
> Daljir Media


COMMENTS