Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Xuquuqda Carruurta & Taxanaha 1aad ee 2020 (dhegayso)

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Xuquuqda Carruurta & Taxanaha 1aad ee 2020 (dhegayso)

Kor u qaadista aqoonta gabdhuhu waa muhiim sidaas darteed waa in laga hortago caqabadaha gabdhaha kaga yimaada deegaanka, dhanka dhaqaalaha iyo dhammaan caqabadaha ka hortaagan waxbarasho taam ah, si ay u dhisaan oo ugu diyaargaroobaan nolosha mustaqbalka.

Todobaadkan Barnaamijka waxaan diirada ku saarayna Xuquuqda Caruurta ay leeyihiin iyada oo marti kaladuwan ay ka qaybgalayaan Barnaamijka.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com