Waxgaradka Gobolka Nugaal oo Walaac Ka Muujiyey Xirmaysiga Deegaanka (DHEGAYSO)

Qaar kamid ah nanadoonada iyo waxgaradka ugu caansan deegaamada Puntland gaar ahaan gobolka Nugaal ayaa walaac ka muujiyey qaar kamid ah ganacsatada ugu caansan Garoowe oo bilaabay inay xirmaystaan dhulkii xooluhu daaqi jireen.

Waxgaradka ayaa ka codsaday maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe, iyo dowladda dhexe ee Puntland inay wax ka qabtaan dhibaatada ka dhalatay xirmayssiga deegaanka iyadoo dadkii reer guuraaga ahaa iyo kuwii xirmaysiga wadey hub isu haystaan.

DHEGEYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

6 responses to “Waxgaradka Gobolka Nugaal oo Walaac Ka Muujiyey Xirmaysiga Deegaanka (DHEGAYSO)”

  1. waaa wax laga xumaado in dhul aallh siiyey ay dad gaara xeertaan ama xirmaystaan waxaan waxa mahad iska leh Allah waxanna ku mahdsan raadiya daljir oo alhbarta nala socosiiyey waxa ka jira wadanka Thnks

  2. waaa wax laga xumaado in dhul aallh siiyey ay dad gaara xeertaan ama xirmaystaan waxaan waxa mahad iska leh Allah waxanna ku mahdsan raadiya daljir oo alhbarta nala socosiiyey waxa ka jira wadanka Thnks

  3. waaa wax laga xumaado in dhul aallh siiyey ay dad gaara xeertaan ama xirmaystaan waxaan waxa mahad iska leh Allah waxanna ku mahdsan raadiya daljir oo alhbarta nala socosiiyey waxa ka jira wadanka Thnks

  4. waaa wax laga xumaado in dhul aallh siiyey ay dad gaara xeertaan ama xirmaystaan waxaan waxa mahad iska leh Allah waxanna ku mahdsan raadiya daljir oo alhbarta nala socosiiyey waxa ka jira wadanka Thnks

  5. waxan sidiiran u sodhowaynayaa hadalka ka sooyeeray waxgaradka deegaanka nugaal waan fikrad wanaagsan in layska qabto waxkasta oo nolosha deegaanka dhib u keenaya iyo dadka waxmagaradka ah ee xooladaaqeenka xeeranaya

  6. dowlada waxan ugu baqaya xirmaysiga inay ka hor tagto
    daljir mahadsanid

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com