Wariye Cabdi Maalik Coldoon ayaa si naxariis ku dheehan tahay uga hadlay hadal uu saxaafada u sheegay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe kaas oo ahaa “Hadaan taladda hayn lahaa waan toogan lahaa Coldoon”
Arintaas oo dad badan ka yaabisay ayuu Wariye Coldoon sheegay in ay aheyd gaf wayn oo maxkamad lagu soo taagi karo Faysal Cali Waraabe.
Laakiin, Samafale Coldoon ayaa qaatay talaabo taas ka duwan oo ah inuu cafiyay Alle dartiis isla markaana uusan haatan waxba u haysan, wuxuuna sheegay in aan laga xishoon magaca Soomaali uuna yahay Soomaali ka shaqaynaya midnimada Soomaaliya.
DAAWO
https://youtu.be/wfBqKAqVrsw
COMMENTS
Inta wanaagsan yaa kujecel tariikhdana kuxusi donta
Walee saas miyay isku Bede shay somalia waa hal waa LA waa yay taa in ow dhaho dantaa kuqasbayso hadii kale waa xarig 2aad