Wariye Cabdi Maalik Coldoon ayaa si naxariis ku dheehan tahay uga hadlay hadal uu saxaafada u sheegay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe kaas oo ahaa “Hadaan taladda hayn lahaa waan toogan lahaa Coldoon”

Arintaas oo dad badan ka yaabisay ayuu Wariye Coldoon sheegay in ay aheyd gaf wayn oo maxkamad lagu soo taagi karo Faysal Cali Waraabe.

Laakiin, Samafale Coldoon ayaa qaatay talaabo taas ka duwan oo ah inuu cafiyay Alle dartiis isla markaana uusan haatan waxba u haysan, wuxuuna sheegay in aan laga xishoon magaca Soomaali uuna yahay Soomaali ka shaqaynaya midnimada Soomaaliya.

DAAWO

https://youtu.be/wfBqKAqVrsw

Join the Conversation

2 Comments

U Jawaab Xaaji Guleed Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com