Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Gaashaanle dhexe Cabdirashiid Xinjira-dhuuq oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey 14 ruux oo katirsan Alshabaab kuwaasi oo maalin kahor lagu qabtay deegaanka Cuun ee gobolka Nugaal.
DHEGAYSO
COMMENTS