Xaramka oo digniino laga soo saaray.

Xaramka oo digniino laga soo saaray.

Digniin ay mardhow soo saartay Boqortooyada Sucuudiga ayaa dadweynaha looga digay inay ka fogaadaan arrimaha Siyaasadda.

Boqortooyada waxaay si gaar ah ugu digtay inay dadka qaataan calan, hal kudhig, xidhashada dharka astaamaha kooxaha ama dowladaha leh.

Tani ayaa imaaneysa xili xiisada colaadeed ee Sucuudiga iyo Ansar-Allah alxuuti ay cirka isku sii shareereysa.
Shalay Sucuudiga ayaa heegan galiyay nidaamka difaaca hawada ee magaalada Makka.

Sucuudiga ayaa sheegay in laga cabsi qaba in diyaaradaha is wada lagu dhufta Xaramka sidaas darteedna ay usameeyeen nidaam ka difaaca diyaaradahas.

Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com