Xarunta caafimadka ee Wadajir Clinic & Pharmacy ee magaalada Garoowe

Xarunta caafimadka ee Wadajir Clinic & Pharmacy ee magaalada Garoowe

waxaa diyaar kuugu ah dhakhaatiir kala duwan oo qaabilsan dhakhtarka haweenka iyo dhalaanka & dhakhtarka Neerfaha iyo dhimirka

Diwaanka wararka | Daljir Media

  • Zamiira mohamed ciise 2 months ago

    Asc wr wb magacaygu waa zamira maxamed ciise waxan ahay pharmacist ahna Diploma kana daraseyay macadka Shaafi Science health collage sanadii 2023 __ 2024.
    Waxan mudo badan kushaqaynayay fronteer pharmacy yo kaladuwan Waxana hadda diyar u,ahay inaan shaqo bilabo laygana faa ideeyo hibada aqoneed aan uleyahay kashaqaynta xarunta dawoyinka Haday farintaydu idin sogarto waxan simugleh idiinka codsan inaad iitixgalisan codsigayga ina sojawabtaah Alla haydin sharfo mahadsanidiin.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com