Xarunta Xanaanada Carruurta Aayatiin Galkacyo oo Sanad Jirsatey (dhegayso)

Xarunta Xanaanada Carruurta Aayatiin Galkacyo oo Sanad Jirsatey (dhegayso)

Xaflada lagu xusayay sanad Guuradii kowaad ee kasoo wareegta markii dhidibada lootagay xarunta xananaynta iyo kobcinta caruurta ayaa lagu qabatay Magalada Galkacyo, Shaafici Cabdulqaadir Warsame ayaa warkaan ka soo diray Galkacyo.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0