Xildhibaan Khadar Faarax Maxamed, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, ayaa ka qayb galay furitaanka Kalfadhiga 58-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Kalfadhigan ayaa si rasmi ah u furmay, iyadoo lagu guda geli doono gudashada waajibaadka dastuuriga ah ee Golaha, oo ay ka mid yihiin dejinta sharciyada, kormeerka hay’adaha dowladda iyo matalaadda shacabka Puntland.



COMMENTS