Waa Qayta 2aad ee waraysi dheer oo aan la yeelanay Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil. Qaytan Xildhibaanku waxa uu kaga hadlayaa musuqa xad dhaafka ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xukuumaddiisa. Xildhibaanku waxa uu si kulul diiradda u saarayaa Wasiir Faarax Cabduqaadir iyo Wasaaradda Waxbarashada DFS oo lagu eedaynayo in lacagihii maamul goboleedyada oo dhan ay rabto in ay leexsato | Wariye Jamarti
Diwaanka wararka | Daljir Media
COMMENTS