Guddoomiyaha hay’adda GCDC, Xildhibaan Mohamed Abdi ( Indhacadde ) oo ka mid ah golaha deegaanka Galkacyo ee Puntland ayaa cadeeyey Sababaha Guusha Mashruca Bulsho, isagoo yiri
” Guusha Mashruuca Bulsho waxaa sabab u ah Doorashada Qof iyo Cod ee Golaha Deegaanka oo ku guulaystay gudbinta Qorshe Howleedka 2025-2026 kuna salaysanaa ujeedooyinka World Bank ee Mashaaricda Kala duwan iyo Khibradda Shaqaalaha Dowladda Hoose Ee Gaalkacyo oo dadaal dheeri ah ku bixiyey inay buuxiyaan Foomamka si sax ah , waxay mudan yihiin dhiirigelin iyo maamus aad u sareeya


COMMENTS