Xildhibaan Burhaan Aadan Aw-cabdi oo kamid ah barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay sicir bararka kajira qaybo kamid ah Puntland iyo banaanbaxyo maalmihii ugu dambeeyey ka dhacayey magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal.
DHEAGYSO
COMMENTS