Xildhibaan Surcad oo Ka Hadlay Shirka London iyo Dhismaha Garoonka Garoowe (dhegayso)

Xildhiban Siciid Samatar Suraccad Oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa waraysi uu siiyay radio daljir waxa uu uga hadlay shirka Arimaha Soomaliada looga hadlayo ee Ka Furmay Magaalada Lodon eee Wadanka Uk Maanta 11 ay Tahay bisha May Kasa oo ay Horey Dawlada Uk ugu Dhawaaqday .

Surcad ayaa Qaba in Shirkaas ay Wax Wacan ka Soo Bxiin Karaan Hadii uu yiri ay Madaxda Soomalidu la Tagaan Qorshe cad oo lagu Amini Karo Lagulana Shaqeyn Karo.

Dhinaca kale Xildhibaanku Waxaa uu ka hadlay oo Ka mid ahaa Gudi Dhaqaale Ururin u Sameynayay Mashruuca Nalaynta garoonka Diyaaraha Garoowe oo Wali Qabyo Waxaa kale oo uu Sheegay in Garoonka Diyaaraha Garoowe la rajeynayo in Wajigiisa labaad oo Dhameytir ah Ay dawlada kuweiyt Markle bixiso dhaqaalaha ku Baxaya .

DHEGEYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Xildhibaan Surcad oo Ka Hadlay Shirka London iyo Dhismaha Garoonka Garoowe (dhegayso)”

  1. Kani siyaasi ma axee miyo moda majaarataa inlaagahadlaayo

  2. mashaa alaah xildhibaaan xaqiiiqda og

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com