Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka Somaaliland ee WADDANI ayaa ka hadlay xukun lagu riday Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga kuwaas oo maanta maxkamad lagu soo taagay Magaalada Hargeysa islamarkaana xukun lagu riday.
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ah gudoomiyaha kumeelgaarka ah ee Xisbiga WADDANI oo Xukunka kaddib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xariga halka sano ah ee lagu riday Yoonis ay ka qaadan doonaan abiil isla markaana uu yahay mid cadaaladda baal marsan.
DHEGAYSO
COMMENTS
xisbiga kulmiye caga jugleen iyo xariga by ku hayaan sida xisbiga wadani