Xoghayaha Burtinle: “Qashinkii Bannaankuu Daadsanyahay Canshuurna lama Bixiyo” (dhegayso)

Maamulka degmada Burtinle ayaan wax ka wadiinay sababta ay wax uga qaban waayeen nadaafadda magaalada iyo gaadiidka iskarogooyinka ah ee qashinka ku daadiya dhuldaaqsimeedka xoolaha.

Maamulka ayaa sheegay in qashinka loo sameeyay godod loogu talagalay, gaadiidka sna ay tallaabo cad ka qaadi doonaan.

Cabdinuur Axmed Calash waa Xoghayaha Dowlada Hoose ee Burtinle waxaana waraystay wariye Xasan Heykal. Hoos kaga bogo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com