Federaalka oo Bilaabaya Qorshe Canshuur Ururin (dhegayso)

Federaalka oo Bilaabaya Qorshe Canshuur Ururin (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay sameynayso qorshaha canshuuraha looga soo aruurinaayo shacabka Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed iyagoo qanacsan laga soo qaadaayo Canshuuraha ,islamarkaana dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in cadeyso lacagtaasi Shacabka laga soo aruuriyay halka ay ku baxday.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com