Xukuumadda Soomaaliya oo Shacabka Ugu Baaqday Inay Amniga Ka Shaqeeyaan (dhegayso)

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda amniga Soomaaliya Xasan Macalin Xuseen, oo faahfaahin ka bixinayey shir looga arrinsanayey ammaanka guud ee dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan laamaha ammaanka.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Xukuumadda Soomaaliya oo Shacabka Ugu Baaqday Inay Amniga Ka Shaqeeyaan (dhegayso)”

  1. xukumadu talaabo fiican ayay qaaday

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com