Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Axmed Maxamed Nadiif.

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Shaafici daahir 7 years ago

    Waligeedba golis baahorumarkuugihaantoo gacanfuran iyo garabwanaag inoolataagneyd horumar gabiahaantiis golis baadkugaadhaa garab iyo tolnimoguud golis baalagahelaa bolshoygabiahaantiingolis weeyeguushuye figradiiwanaag iyo fiicni aad ugarataba golis baalageeyaa

  • daljir wa idaacad aan ku taxanahy howshiina halka kasii wada

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com