Sida aan ka soo xiganay Xafiiska Warfaafinta Ansar-Allah, saacado kahor Yaman waxay gantaal la beegatay diyaarad F-15 ee Sucuudiga, waxayna gacanta ku dhigtay labadii duuliye ee diyaaradda. Mid kamid ah duuliyayaasha ayaa la sheegay in uu hadda geeriyooday, kan kalena gacantaa lagu hayaa.
Weli lama sheegin in duuliyayaashu yihiin Sucuudi mise Pakistan.
> Daljir Media


COMMENTS