Kampala – Maamulka jaamacadda Bariga Afrika (EAU) ee Soomaaliya oo socdaal ku jooga wadanka Uganda , ayaa la kulmay masuuliyiin katirsaha jaamacadaha ugu waawayn ee dalka Uganda.
Uganda ayaa ka mid ah meelaha ugu tayada saraysa dhanka waxbarashada qaaradda Afrika , guddoomiyaha jaamacadda Bariga Afrika oo ah jaamacadda ugu xarumo balaaran ee Soomaaliya ka howlgasha ayaa sheegay masuuliyiintii uu la kulmay inay ka wada hadleen sare-u-qaadista tayada waxbarashada labada dhinac.
Maxamud Cabdi Ibraahim ayaa ku waraystay khadka taleefanka magaalada Kambala. Dhegaysi wacan.
FAALLOOYIN & FALCELIN