Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika (EAU) oo Safar Shaqo u Jooga Kampala, Uganda

Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika (EAU) oo Safar Shaqo u Jooga Kampala, Uganda

Kampala – Maamulka jaamacadda Bariga Afrika (EAU) ee Soomaaliya oo socdaal ku jooga wadanka Uganda , ayaa la kulmay masuuliyiin katirsaha jaamacadaha ugu waawayn ee dalka Uganda.

Uganda  ayaa ka mid ah meelaha ugu tayada saraysa dhanka waxbarashada qaaradda Afrika , guddoomiyaha jaamacadda Bariga Afrika oo ah jaamacadda ugu xarumo balaaran ee Soomaaliya ka howlgasha ayaa sheegay masuuliyiintii uu la kulmay inay ka wada hadleen sare-u-qaadista tayada waxbarashada labada dhinac.

Maxamud Cabdi Ibraahim ayaa ku waraystay khadka taleefanka magaalada Kambala. Dhegaysi wacan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com