Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Waxaa la ciyaari doona hal kulan oo ka tirsan horyaalka Ingiiska, waana Chelsea oo soo dhawayn doonta naadiga Southampton. Dhanka suuqa kala iibsig

Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Afrika oo Muqdisho Gaarey

Waxaa la ciyaari doona hal kulan oo ka tirsan horyaalka Ingiiska, waana Chelsea oo soo dhawayn doonta naadiga Southampton.

Dhanka suuqa kala iibsiga ciyaartoyada ayaa hadda la sii hadalhayaa kaddib marka xili ciyaareedkani uu dhamaado. Warbixinta saaka kala soco!

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: